
Kartidaada muuji, shaqadana hel.
MySkill.so waa xarunta xirfadlayaasha Soomaaliyeed — profile rasmi ah, calaamad xaqiijin, QR code iyo codsi adeeg toos ah.
Qaybaha
Calaamad xaqiijin
Dukumentiyada waxaa eegaya maamulka ka hor xaqiijinta.
QR & link gaar ah
Mid walba wuxuu leeyahay link iyo QR uu ku wadaagto.
Xogtaadu waa ammaan
Adigaa go'aamiya waxa muuqda iyo waxa qarsoon.